Wasiir Xasan Macalin oo ka qeybgalay Shir aan Caadi aheyn oo ka dhacay

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa ka qeyb galay Shirka 7aad ee aan caadiga ahayn ee guddiga farsamo ee heer wasiir ee Cadaaladda iyo Arrimaha Sharciga Midowga Afrika oo ka dhacay magaalada Accra ee dalka Ghana. Guddiga ayaa waxa ay ka doodeen saddex heshiis oo saldhig … Continue reading Wasiir Xasan Macalin oo ka qeybgalay Shir aan Caadi aheyn oo ka dhacay